Dagaalka ka dhan ah Al Shabaab ee dalka ka bilowday oo Waxyaabo badan iftiimiyay

Waxaa sii kordhaya guulaha ay ciidamada Qaranka iyo kuwa deegaanka ka gaarayan dagaalada ka curtay gobolada dalka, kadib go’aankii uu Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh Maxamuud ku iclaamiyay dagaalka Al-Shabaab looga sifeynaayo gabi ahaan dalka. Dagaalka xoogiisa ayaa ka socda deegaanada hoostaga Dowlad Goboleedyada Hir-Shabelle iyo Galmudug, kaasoo hurda seejiyay Al-Shabaab oo qeybo badan ka ariminayay … Continue reading Dagaalka ka dhan ah Al Shabaab ee dalka ka bilowday oo Waxyaabo badan iftiimiyay